Dilkii 28-ka qof ee Kenyanka ahaa

Nov 23, 2014, 02:53 AM

Kaddib weerarkii ay dadka badan ku dileen Al Shabaab deegaanka Mandera ayaa waxaa BBCda u warramay Lataliyaha Sare ee dhanka sharciga ee Madaxweynaha Kenya, waxa uu sheegay inay Shabaab doonayaan inay Kenya ka kiciso dagaal diimeed.