MUJRIMKA MALGELIYA FIDNOYINKA KULMIYE

Oct 11, 2016, 11:03 PM

Mustafa indhodeero waa hogaamiye beeleed ku taajiray mashaariicda Kulmiye u sedburisay, waxa ka mid ah maxjarka Berbera oo loo xidhay, heerka la gaadhsiiyay Shirkada Indhadeero waxay 5$ dollar ku leeyihiin #neef kasta oo Somaliland ka dhoofa. Mustafe indhodeero waa ninkii ciidan beeleed ku soo weeraray #maxjarkii #Magaado ee Berbera ku yaalay. Wax laga qabtayna ma jirto. Kibirka Mustafe waa ninka hadda si qarsoon loogu xidhayo seeraha weyn ee banka qoolcaday oo ay heshiis ku yihiin wasiir Maxamuud Xaashi iyo Cali Mareexan. Wiilka xaqdarada ku kibray ee Mustafe Indhodeero waa shaqsigii la sii mariyay maalgelintii colaada siyasadeysan ee deegaanada Ceel afwayn laga fado. Wuxu Mustafe indhodeero uu Hargeysa ka raray qoryo uu ku qaaday baabuurta shirkadiisa. Haddaba Somaliland wikileaks ayaa heshay cod sir ah oo Wasiir Maxamud Xaashi u soo xambaariyay ku guubabinayo siyaasiyiinta beesha #Reer Yoonis, Muse Abokor - Hjeclo ee xisbiga Waddani ku jira. Codkaas oo aad u xaasaasi ah. Maalin dhaw waxan idiin soo gudbin doonaa codka sirta ah ee laga helay #Mustafa #Indhadeero oo guri Hargeysa ah kula shiraya siyaasiyiinta Waddani ee reerkiisa ah iyo odayaal ay isla wadaan hawshaas oo ka tirsan xisbiga Kulmiye..!! ..La soco siraha qarsoon ee uu ku hawlan yahay wiilkan Mustafa Indhodeero ee faashlaha siyaasada noqday, haddeerna mashaariic waweyn uu xisbiga Kulmiye ku soo laaluushay, si beesha reerYonis loogu qanciyo kasii mid ahaanshaha xisbiga Kulmiye..!!