Qaar ka mid ah siyaasiyiintii horay uga tirsanaa dowladii uu hogaaminayay madaxweyne Mwai Kibakii ayaa hada doonayo in mar kale loo soo doorto qaar ka mid ah xilalka hogaanka.

Apr 14, 2017, 12:22 PM

Qaar ka mid ah siyaasiyiintii horay uga tirsanaa dowladii uu hogaaminayay madaxweyne Mwai Kibakii ee Narc iyo midi awood qeybsiga ee uu ra’iisu wasaaraha ka ahaa Raila Odinga ayaa hada doonayo in mar kale loo soo doorto qaar ka mid ah xilalka hogaanka. Hogaamiyaashan ayaa ah kuwo saameyn weyn oo dhanka siyaasada ku leh degaanada ay ka soo jeedaan. Hadaba kaalin intee la eg ayay ku yeelaan karaan in madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ay isku gobol ka soo jeedaan mar kale uu qabto hogaanka dalka. Yunis Dekow ayaa sadaashasi warbixin gaar ah inooga diyaariyay.