Muungaab oo ka hadlay hanti isu celinta Muqdisho

Nov 22, 2014, 02:57 AM

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Xassan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay inay ka shaqeynayeen diyaarna u yihiin inay dib ugu soo celiyaan ciddi hanti looga haysto magaalada Muqdisho.