Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmaya

Nov 24, 2014, 03:04 AM

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galeyr, ayaa ka hadlay waxa uu filayo inay ka soo baxaan kulanka baarlamaanka ee maanta.