DHAGEYSO :-Munaaqibka iyo Shirkiyaadka ku qoran,Sheekh Naxar.

Feb 01, 2015, 11:24 AM

Ka baro Suufiyada inta aad ka taqaan in kabadan ....Shirkiga Qabuuro ku Dawaafka, Shirkiga Culumo baryida iyo in kasii badan. Xaqiiqdii waxaa Sheekh Naxar Aqrinaa waa Kitaabka ay ku Dhaartaan ee Munaaqibka ,, Bal Dhegeyso adigaa Yaabi doona .... Allaah oo loo Shariik yeelo waa danbi ugu wayn ee Aduunyada lagu dul sameeyo. In Qabri la baryo waa Shirkiga , Shirkiyaadkiisa. http://voiceofsomalia.net/2015/02/01/dhageyso-munaaqibka-iyo-shirkiyaadka-ku-qoransheekh-naxar/ Voice Of Somalia-Somali Leaks,