Waxaa 1-da bisha sagalaad ee sanadkan lagu wadaa in uu guud ahaan dalka ka dhaqan galo sharci lagu mamnuucayo isticmaalka bacaha oo ay horay u soo saartay waasarada degaanka. Yunis Deqow ayaa arrintaasi warbixin inooga diyariyay

Aug 17, 2017, 10:44 AM