Baritaanka COVID-19

Sep 20, 2020, 04:37 AM

Amira Adawe oo kahadleysa helida baritaanka COVID-19 oo aay hayada Beautywell, waaxda cafimaadka ee City of Minneapolis iyo hayado kale soo qabanqabiyeen. Baritaankaan oo lasamenayo labo malmood waxaayna bilabatay manta, Sabti September 19th, xiliga 12:00PM - 5:00PM. Malinta kalane waa Sabti, September 26th, xiliga 12:00PM - 5:00PM. Goobtana waa Abubakar As-Saddique Islamic Center 2824 13th Ave S, Minneapolis, MN.
Waxaa kaloo aan baritan COVID-19 kus sameeynaa jimba kasta Cedar Riverside Brian Coyle Center. Baritaankan waa jibma kasta marka waqtiga yahay 1:00PM - 4:00PM.