Iyadoo laga deyrinayo isticmaalka dharka duuga ah ee loo yaqaano Hudeyda ayaa waxaa maanta magaaladatani Nairobi lagu soo gabagabeeynayaa barnaamij ay hirgelinayaan shirkadaha dalka gudihiisa ku soo saaro dharka oo qiimo jaban ku iibinaya.

Jun 21, 2017, 01:31 PM

Iyadoo laga deyrinayo isticmaalka dharka duuga ah ee loo yaqaano Hudeyda ayaa waxaa maanta magaaladatani Nairobi lagu soo gabagabeeynayaa barnaamij ay hirgelinayaan shirkadaha dalka gudihiisa ku soo saaro dharka oo qiimo jaban ku iibinaya. Yunis Deqow ayaa arrintaasi warbixin inooga diyariyay.